POEM OF THE DAY
November 19
Amaan badan hooygiyoow
Halkaan hoowlaha adduun
Haraadkiyo daalka badan
Hiirtayada uga nastoow
Habeen galay halaq susuma
Halista madow Cabsida
Midkaan dugsi ugu hirtoow
Habaaskiyo Dhiiqo balad
Hirigtiyo haboowga keeyn
Cadceedana ka harsadee
Nasiinada aan ka helo
Amaan badan hooygiyoow
Halkaan hoowlaha adduun
Haraadkiyo daalka badan
Hiirtayada uga nastoow
Habeen galay halaq susuma
Halista madow Cabsida
Midkaan dugsi ugu hirtoow
Habaaskiyo Dhiiqo balad
Hirigtiyo haboowga keeyn
Cadceedana ka harsadee
Nasiinada aan ka helo
My praiseful home
Sheltering me from all
The abundant thirst and tiredness
I rest from the exhaustion
The poisonous serpents of the darkening night
The terrors of the dark
The one I chose for safety
The dust and mud of the towns
The hustle and confusion in the forest
In which I hide from the sun
In which I find rest