Xaraf lagu amaaniyo Dalku xiiso kala mudan
Midka xoorta taaloo Xareediyo udgoonka leh
Xoolahoo barqanayaa Xiskin ugu tagayaa
Xikmadiyo aqooniyo bulsho xeersan lagu dhaqo
Xeebtii hobyoodiyo Ximman baan u baxayaa
Xukuniyo sinaanshiyo Xeer wanaag u dagayaa

Suitable words flatter, some parts are more enjoable
The one of the fresh foaming milk and the rainy scents
I would move swiftly to the resting domestic animals
The socieites of wisodm and knowledge and good laws
I would go to the Coast of Hobyo and Himman
I would settle there for good governance, equality and culture